Kusoo biir DISCORD keena:

Kusoo biir Video teaching Groupkeena “Somali Programmers”
Qaybtaan waa qaybtii koobaad oo ka hadleyso WordPress waxa uu yahay, sida loo install gareeyo.
Download WordPress:
Bluehost:

My website:
My other website:
my facebook:
my twitter:
My Video tutorial:
my email: ali@sahalsolutions.com

Hadaa ka faa’iideysatay waxyaabaha aan soo galino ood rabtid inaad na taageertid, fadlan Patreon-ka naga soo gal:
#Wordpress #Tutorial #Full #Somali

30 thoughts on “WordPress Tutorial, Full Course – Somali 1/6”

  1. asc macalin duran jazakalah ashaada bilaashka ee aad nasiisid, ustaad waxan ku waydiinlahaa anigu website badan ban waxan ku dhisay local server oo an pcga ku shubtay marka website kii waa samyysn yhy waxan rabaa inan puplishgareeyo marka waxan gadanaya domain hosting sowmaaha oo ku xirayaa mise wa qasab inan wordpress mid kale ku dhiso

  2. hello mcalin waxa aan doonyaa sida WordPress hawda loo galiyo amaonline looga dhigo wordpress fadln iga caawi taa ama youtube soodhigsidhakhso leh macain waan u baahnaayee please and please

  3. Hello mclin waxa aan ku waydiiyay marka aan doonayo in word press kayga lagu galo lacag ama aan casharaan soogaliyo oo aan iibinayo sidee loo sameeyaa
    FADLAN
    IIGA JAWAAB MACALIN
    (I'M WAITING IN YOUR ANSWER )
    PLEASE

  4. Maasha Allah waxaan aad ugu mahad celinaya ustaadka walaalken sida quruxda badan ee uu inoogu hagar baxay. Waxaan leeyahay dhaxal ayaad ka tagtay walaal. waxaan ka codsanaynaa carasharo badan na soo geli inshaa Allah.

  5. thanks walal lkn waxaa modaa qaybta dambe ee videoga inuu more advance yahay
    waan kaga mahadcelina lkn waxaa codsan lahaa in xogga aad kala dhig dhigto!

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *